Daily Archives: October 29, 2016

  • Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysey gantal ay Xuutiyiinta YEMEN ku rideen MAKA.

    Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysey gantal ay Xuutiyiinta YEMEN ku rideen MAKA.

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si kulul u cambaareysay weerar gantaal loo adeegsaday..

    Share on Facebook

  • RW itoobiya M/weynaha S/land oo kulan ku yeeshey gudaha Itoobiya kana wada hadley Amniga.

    RW itoobiya M/weynaha S/land oo kulan ku yeeshey gudaha Itoobiya kana wada hadley Amniga.

    Madaxweynaha Somaliland Axmed Max’ed Siilaanyo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa kawada hadlay sidii..

    Share on Facebook

  • Kenya oo ay ku badantahey hadal heynta  dhismaha Derbiga u dhexeeya xad beeneedka Soomaaliya iyo Kenya.

    Kenya oo ay ku badantahey hadal heynta dhismaha Derbiga u dhexeeya xad beeneedka Soomaaliya iyo Kenya.

    Dawlada Kenya ayaa damacsan inay dadajiso dhismaha derbiga xadka kala dhexeeya Soomaaliya. Kenya ayaa khaasatan..

    Share on Facebook

  • Dadka degan deegaanka qandala oo billaabey Qax iyo kala yaac.

    Dadka degan deegaanka qandala oo billaabey Qax iyo kala yaac.

    Kadib markii asbuucii lasoo dhaafay xarakada Daacish ay qabsatay magaalada Qandala ayaa haatan waxaa halkaa..

    Share on Facebook

  • Emailada Hillary Clinton oo mar labaad FBI da mareykanku baaritaano ku sameyneyso.

    Emailada Hillary Clinton oo mar labaad FBI da mareykanku baaritaano ku sameyneyso.

    -Waxaa soconaya baaritaankii labaad oo  FBI-da Mareykanka ay ku sameynayaan email-lada musharaxa madaxweynaha xisbiga dimuquraadiga..

    Share on Facebook

  • Ciidamada iyo maamulka Puntland oo ku goodiyey in ay cagta marin doonaan Daacishta Qandala qabsatey.

    Ciidamada iyo maamulka Puntland oo ku goodiyey in ay cagta marin doonaan Daacishta Qandala qabsatey.

    -Ciidamada Puntland ayaa wacad ku maray inay dib ugala wareegi doonaan Qandala Daacish. Madaxweyne C/Wali..

    Share on Facebook

  • Hir-shabelle oo la filayo in ay shaaciso xubnaha musharaxiinta ku tartami doona Aqalka sare.

    Hir-shabelle oo la filayo in ay shaaciso xubnaha musharaxiinta ku tartami doona Aqalka sare.

    Maanta ayaa lagu waddaa in la soo saaro liiska musharixiinta xubnaha aqalka sare ku matallaya..

    Share on Facebook