Daily Archives: October 26, 2016

  • Deegaano hoos taga maamulka K/galbeed oo ay isaga baxeen ciiamada Itoobiya iyadoo sababtu tahey!!.

    Deegaano hoos taga maamulka K/galbeed oo ay isaga baxeen ciiamada Itoobiya iyadoo sababtu tahey!!.

    Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay..

    Share on Facebook

  • Jaamacadaha KU ee  dalka Ugandha iyo jaamacadda Bariga Africa oo heshiis waxbarasho kala saxiixdey.

    Jaamacadaha KU ee dalka Ugandha iyo jaamacadda Bariga Africa oo heshiis waxbarasho kala saxiixdey.

    Jaamacadda Bariga ayaa maanta heshiis isugu jiray is-afgarad iyo iskaashi la saxiixatay jaamacadda Kampala University..

    Share on Facebook

  • Dalkii labaad ee Africa ah oo ku dhawaaqey in uu ka baxayo Maxkamadda caalamiga ah ee ICC.

    Dalkii labaad ee Africa ah oo ku dhawaaqey in uu ka baxayo Maxkamadda caalamiga ah ee ICC.

    Xukuumadda Gambia, ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ee ICC oo xarunteedu..

    Share on Facebook

  • Dagaal yahanno ka tirsan ururka DAACISH oo saaka la wareegey degmada Qandala ee G/BARI.

    Dagaal yahanno ka tirsan ururka DAACISH oo saaka la wareegey degmada Qandala ee G/BARI.

    Dagaal-yahano ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala ee..

    Share on Facebook

  • Minnesota Mareykanka oo lagu qabtey kulan looga hadlayey Islaam Naceybka.

    Minnesota Mareykanka oo lagu qabtey kulan looga hadlayey Islaam Naceybka.

    Kulan looga hadlaayay Islam nacaybka kubadanaya dalkaan Maraykanka & gaarahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City..

    Share on Facebook

  • Nabadsugidda Gedo oo sheegey in ay dalka Kenya la wadaageen kooxihii weerarey Mandheera.

    Nabadsugidda Gedo oo sheegey in ay dalka Kenya la wadaageen kooxihii weerarey Mandheera.

    Waaxda nabadsugidda Jubaland ee gobolka Gedo ayaa sheegtay in dowladda Kenya , gaar ahaan maamulka..

    Share on Facebook

  • M/Yurub oo soomaalida ugu deeqey in ay la wadaagaan waxyaabaha laga dhaxlo dagaalada sokeeye.

    M/Yurub oo soomaalida ugu deeqey in ay la wadaagaan waxyaabaha laga dhaxlo dagaalada sokeeye.

    -Waxaa Nairobi dalka Kenya lagu qabtay siminaar labo maalmood ahaa oo looga hadlaayay manhajka waxbarashada..

    Share on Facebook

  • DHaawacyo Soomaaliyeed oo laga dajiyey Boqortooyada Sucuudiga iyadoo safiirka soomaaliyana soo dhaweeyey.

    DHaawacyo Soomaaliyeed oo laga dajiyey Boqortooyada Sucuudiga iyadoo safiirka soomaaliyana soo dhaweeyey.

    Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle oo ay la socdaan..

    Share on Facebook

  • Sarkaal sare kana tirsan ciidamada Xogga dalka Soomaaliyeed oo lagu diley degmada Hodan ee G/BANAADIR.

    Sarkaal sare kana tirsan ciidamada Xogga dalka Soomaaliyeed oo lagu diley degmada Hodan ee G/BANAADIR.

    Waxaa allaha u naxariistee fiidnimadii caawa lagu diley degmada Hodan ee g/banaadir G/SARE Siyaad Maxamed..

    Share on Facebook