Daily Archives: October 19, 2016

  • Galmudug iyo Puntland oo beeniyey in dawladda dalka Itoobiya ay hehiis kala dhex dhigtey.

    Galmudug iyo Puntland oo beeniyey in dawladda dalka Itoobiya ay hehiis kala dhex dhigtey.

    Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa beeniyeen in Dowladda Itoobiya ay soo dhex-dhigtay heshiis ku aaddan..

    Share on Facebook

  • Donald Trump oo doodiisii ugu anbeysey ku casumey m/weynaha xilligan ee Mareykanka Walaalkiis.

    Donald Trump oo doodiisii ugu anbeysey ku casumey m/weynaha xilligan ee Mareykanka Walaalkiis.

    Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, Donald Trump ayaa ku Casuumay Nin ay Walaalo yihiin..

    Share on Facebook

  • Maamulka Hir-SHabeele oo aan wax taageero ah ka helin beesha caalamka.

    Maamulka Hir-SHabeele oo aan wax taageero ah ka helin beesha caalamka.

    Beesha caalamka ayaa mar kale walaac xoogan ka muujisay kaalintii ay dowladda Somalia ku lahayd..

    Share on Facebook

  • Tartanka xubnaha Aqalka sare ee K/galbeed oo ka billawdey Baydhabo.

    Tartanka xubnaha Aqalka sare ee K/galbeed oo ka billawdey Baydhabo.

    Xidhibaannada Baarlamanka Maamulka Koonfur-galbeed Somalia ayaa maanta billaabay inay soo doortaan xubnaha Maamulka ku Meteli..

    Share on Facebook

  • Xubnaha Aqalka sare ee Puntland oo khudbadahooa maanta la dhegeystey.

    Xubnaha Aqalka sare ee Puntland oo khudbadahooa maanta la dhegeystey.

    Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta billababay inay dhageystaan khudbadaha Musharraxiinta u Tartamaya Aqalka Sare..

    Share on Facebook

  • DHimashada dagaalkii Afgooye shaley ka dhacey oo sii kordheysa.

    DHimashada dagaalkii Afgooye shaley ka dhacey oo sii kordheysa.

    Tirada dhimashada dagaalkii shalay Afgooye ka dhacay ayaa sare u kacday. Tirada ayaa haatan gaadhay..

    Share on Facebook

  • DHaawac iyo dhimasho dad isugu jira oo Afgooye laga keeney Muqdishana lasoo gaarsiiyey.

    DHaawac iyo dhimasho dad isugu jira oo Afgooye laga keeney Muqdishana lasoo gaarsiiyey.

    Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa maanta lasoo gaarsiiyay maydadka ugu yaraan Lix Ruux iyo dhaawaca..

    Share on Facebook

  • Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland oo bilaabatey.

    Doorashada Xubnaha Aqalka sare ee Jubbaland oo bilaabatey.

    Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose waxaa goordhow si toos ah uga bilaabatay doorashada xubnaha..

    Share on Facebook

  • Wariye Xamze Maxamed TVga ALjaziira oo la xirey iyo tafatirihii wargeyska xog-ogaaloo la siidaayey.

    Wariye Xamze Maxamed TVga ALjaziira oo la xirey iyo tafatirihii wargeyska xog-ogaaloo la siidaayey.

    Ciidanka Nabad-sugidda DF Somalia ayaa Xabsiga dhigay Wariyihii Telefishinka Al-jazeera, Xamza Maxamed, waxaana xalay xabsiga..

    Share on Facebook

  • SHir weynihii Xisbiga Waddani oo maanta furmey iyo loolan jira.

    SHir weynihii Xisbiga Waddani oo maanta furmey iyo loolan jira.

    Shir-weynihii Golaha Dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee WADANI, ayaa maanta ka furmay hoolka weyn..

    Share on Facebook