Daily Archives: October 12, 2016

  • Gobolka Hiiraan oo ay kasoo baxayaan warar dheeraad ah dad lagu laayey deegaanka Ceel-Cali.

    Gobolka Hiiraan oo ay kasoo baxayaan warar dheeraad ah dad lagu laayey deegaanka Ceel-Cali.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro dad ah oo dagaalyahannada Al-shabaab ku dilleen deegaanka..

    Share on Facebook

  • Dawlada Mareykanka oo sheegtey in ay ka go’antahey in baaris dhab ah ay ku sameyneyso duqeyntii Gaalkacyo.

    Dawlada Mareykanka oo sheegtey in ay ka go’antahey in baaris dhab ah ay ku sameyneyso duqeyntii Gaalkacyo.

    War kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Nairobi, ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu si dhaw..

    Share on Facebook

  • Afhayeenkii xukuumada Soomaaliya Daa’uud Aweys oo kamid noqdey la taliyeyaasha Q/midoobey.

    Afhayeenkii xukuumada Soomaaliya Daa’uud Aweys oo kamid noqdey la taliyeyaasha Q/midoobey.

    Daud Aweys oo ahaa afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha dhanka..

    Share on Facebook

  • Dawlada Federalka oo sheegtey in Gaalkacyo la geynayo Ciidamo awood leh.

    Dawlada Federalka oo sheegtey in Gaalkacyo la geynayo Ciidamo awood leh.

    Iyadoo weli ay Xiisado Colaadeed oo Galmudug iyo Puntland u dhexeeya ay ka jiraan Magaalada..

    Share on Facebook

  • Deegaanka Ceel Cali oo lagu soo waramayo in lagu diley dad rayid ah nabadoonana ay ku jiraan.

    Deegaanka Ceel Cali oo lagu soo waramayo in lagu diley dad rayid ah nabadoonana ay ku jiraan.

    Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan oo maalintii shalay isaga baxeen ciidammada..

    Share on Facebook

  • Soomaaliya oo lagu waramayo in uu ka furmey Suuq madaw dhanka hubka ah.

    Soomaaliya oo lagu waramayo in uu ka furmey Suuq madaw dhanka hubka ah.

    Wakaalada wararka ee Reuters ayaa maanta qortay maqaal ay ku baahisay in hub dawlada Soomaaliya..

    Share on Facebook

  • Xaaladaha Amni daro ee Soomaaliya kusoo kordhey shir lagaga hadlayo oo Nairobi kenya lagu qabanayo.

    Xaaladaha Amni daro ee Soomaaliya kusoo kordhey shir lagaga hadlayo oo Nairobi kenya lagu qabanayo.

    Shir ku saabsan xaaladihii ammaan darro ee dhawaan Soomaaliya ka dhacay ayaa maanta lagu wadaa..

    Share on Facebook

  • Xasan Sh.“Waxaan Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada Ka Codsanayaa In Marka Ay U Codeynayaan Xubnahan Ay Tixgeliyaan In La Helo Qoondada Haweenka

    Xasan Sh.“Waxaan Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada Ka Codsanayaa In Marka Ay U Codeynayaan Xubnahan Ay Tixgeliyaan In La Helo Qoondada Haweenka

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur..

    Share on Facebook

  • Maraykanka Oo War Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo.

    Maraykanka Oo War Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo.

    War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay “in dowladda Mareykanku ay..

    Share on Facebook