Daily Archives: October 5, 2016

  • Ururka u dooda xuquuqda haweenka SGEM oo warqad furan u direy maamul goboleedyada soomaaliya.

    Ururka u dooda xuquuqda haweenka SGEM oo warqad furan u direy maamul goboleedyada soomaaliya.

    Ururka u dooda xaquuqda haweenka ee SGEM (KSJS) ayaa warqad furan u diray dawlad goboleedyada..

    Share on Facebook

  • Dastuurka Hir-shabeelle oo maanta la ansixiyey iyadoo la shaaciyey xilliga doorashada.

    Dastuurka Hir-shabeelle oo maanta la ansixiyey iyadoo la shaaciyey xilliga doorashada.

    Ergada Maamulka loo dhisayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, ayaa maanta Ansixisay Dastuurka uu maamulka..

    Share on Facebook

  • Qoys dhan oo madfac ku dul habsadey kuna wada dhinteen(innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun)

    Qoys dhan oo madfac ku dul habsadey kuna wada dhinteen(innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun)

    -Madfac ayaa xalay ku habsaday guri halkaa oo uu ku dilay dhowr qof oo isla..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Puntland C/weli Gaas oo caddeeyey Abaarta ka jirta maamulkiisa ayna u baahantahey Talo.

    M/weynaha Puntland C/weli Gaas oo caddeeyey Abaarta ka jirta maamulkiisa ayna u baahantahey Talo.

    Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta shir jaraa’id oo ku qabtay Garoowe waxaa..

    Share on Facebook

  • shirka Hawada dunida oo uu ka qeyb galayo safiirka soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.

    shirka Hawada dunida oo uu ka qeyb galayo safiirka soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.

    -Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galaya shir looga hadlayo arrimaha..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Somaaliya oo sheegtey in ay weerar gaadmo ah ku dileen dad ay sheegeen in ay AL-shabaab ahaayeen.

    Xukuumadda Somaaliya oo sheegtey in ay weerar gaadmo ah ku dileen dad ay sheegeen in ay AL-shabaab ahaayeen.

    Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia ayaa sheegtay in hawlgal ka dhacay Deegaanka Lambar 50 oo gobolka Shabeellaha..

    Share on Facebook

  • Maamul u sameynta Hiran iyo SH/dhexe oo la shaaciyey magaca iyo calanka uu yeelanayo maamulkasi.

    Maamul u sameynta Hiran iyo SH/dhexe oo la shaaciyey magaca iyo calanka uu yeelanayo maamulkasi.

    -Kulan ay ku  yeesheen  Jowhar ergada shirka mamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe..

    Share on Facebook

  • Aragtida shacabka iyo lacagaha lagu bixinayo jagooyinka qaranka.( FAALO)

    Aragtida shacabka iyo lacagaha lagu bixinayo jagooyinka qaranka.( FAALO)

    Sida lala wada socdo waxaa dalka soomaaliya uu ku jirey sanadihii lasoo dhaafey waxa loogu..

    Share on Facebook