Daily Archives: October 1, 2016

  • Puntland oo wasiirudawlihii m/tooyada iyo xiriirka caalamiga ah oo is casiley.

    Puntland oo wasiirudawlihii m/tooyada iyo xiriirka caalamiga ah oo is casiley.

    Wasiiru dowladaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas ayaa maanta  shaaciyay..

    Share on Facebook

  • Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Sudan oo waraaqihiisii  aqoonsiga laga gudoomey.

    Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfurta Sudan oo waraaqihiisii aqoonsiga laga gudoomey.

    Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir Mayardid, ayaa waraaqihii aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjiraha Cusub..

    Share on Facebook

  • Ururka Midawga Yurub oo ka digey dib u dhac danbe in ay ku timaado hanaanka Doorashooyinka 2016.

    Ururka Midawga Yurub oo ka digey dib u dhac danbe in ay ku timaado hanaanka Doorashooyinka 2016.

    Ururka Midowga Yurub ayaa ka hadlay dib u dhigidda doorashooyinka Soomaaliya, isagoo ka digay in..

    Share on Facebook

  • Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo Abaaro iyo Biyo la’aan aad u daran.

    Gobolka Mudug oo laga soo sheegayo Abaaro iyo Biyo la’aan aad u daran.

    Gobolka Mudug ayaa sida qeybo badan oo Soomaaliya ah waxaa haatan saamayn ku yeeshay abaaro..

    Share on Facebook

  • Af hayeenkii hore ee Barlamaanka Kenya Faarax Macalin iyo nin wasiir hore ahaa oo Feer iskala daaley.

    Af hayeenkii hore ee Barlamaanka Kenya Faarax Macalin iyo nin wasiir hore ahaa oo Feer iskala daaley.

    -Faarax  Macalin, afhayeenkii hore ee baarlamaanka Kenya iyo wasiir hore oo Soomaali ah ayaa feer..

    Share on Facebook

  • Qaxootiga Soomaalida DHadhaab oo Q/M u magacawdey ergey uga wakiil noqonaya.

    Qaxootiga Soomaalida DHadhaab oo Q/M u magacawdey ergey uga wakiil noqonaya.

    Qaramada Midoobay ayaa u Magacawday ergay gaar ah arrimaha qoxootiga Somalia ee ku jira xeryaha..

    Share on Facebook

  • Dawlada dalka Turkiga oo dooneysa in ay Muqdisho ka  hirgeliso xero tababarro ciidamada Soomaaliya lagu tababaro.

    Dawlada dalka Turkiga oo dooneysa in ay Muqdisho ka hirgeliso xero tababarro ciidamada Soomaaliya lagu tababaro.

    Turkiga ayaa Saldhig lagu Tababari doono Ciidamada Somalia iyo kuwa Waddamada Afrika Qaar ka mid..

    Share on Facebook

  • Dacwadii dhalinyaradii India ku sheegtey burcadbadeeda oo dib loo dhigey.

    Dacwadii dhalinyaradii India ku sheegtey burcadbadeeda oo dib loo dhigey.

    Shalay ayaa waxaa la filaayay in qaar kale oo ka tirsan dhallinyarada ku xiran India..

    Share on Facebook

  • Qarax goor dhaw ka dhacey maqaaxi ku taal degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

    Qarax goor dhaw ka dhacey maqaaxi ku taal degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

    Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo..

    Share on Facebook