Madaxda Maamul goboleedyada iyo dawladda dhexe oo qeybsadey Xildhibaanada B/soo socda.

0
414

SHirkii madaxda madasha Qaranka oo beryahan Muqdisho ka socdey ayaa lagu soo waramayaa in ay ku heshiiyeen sida loo kala qaadanayo Barlamaanka soo socda Aqalka hoose ee wakiilada gobolada dalka.

Qaabkan oo u eg kii hore ee beelaha Soomaaliyeed ayaa hadana si kale loo dhigey isla markaana waxaa la qeybiyey Xildhibaanada uu  ka koobnaan doono Barlamaanka imaan doona ee bedelaya kan hadda jira.

Tirada guud ee Baarlamaanka oo ah 275 waxaa loo qeybsadey sidatan:

1 Puntland    40 xubnood.

2 G/mudug    38 xubnood.

3 SH/dhexe iyo hiiraan    36 xubnood.

4 K/galbeed    70 xubnood.

5 J/land      38 xubnood.

6 S/land      47 xubnood.

7 Banaadir    6 xubnood.

Wixii warar kusoo kordha waxaan idinkugu soo gudbineynaa shabakaddawararka warsom insha-allaah.

warsom2011@gmail.com

beco2salaam bankttara