Daawo sawirada Jaamacada SIU oo Ardaydeda u qabatay tartan dhaqameed

0
356

Munaasabadan oo ahayd mid si weyn loo soo agasimay ayaa waxa ay ka dhacday kambas ka cusub oo ay jaamacada SIU ka furatay agagaarka KM4 .
Tartan Dhaqameed kan oo Ay Si weyn ugu Tartameen Qaar kamid ah Kuliyadaha Jaamacada SIUoo kala ah; Kuliyada Caafimaadka , Kuliyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha, Kuliyada Injineerinka iyo Kombuyuter seynis , Kuliyada Cilmiga Bulshada iyo Farshaxanka
Munaasabadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Ruwaayado Kaladuwan , Shirib, Dhaanto, Ciyaarta Sayliciga , Qalabka Hidaha iyo Dhaqanka .
Gabagabadii Munaasabada Waxaa si Wada jir ah u soo Xiray Gudoomiyaha Jaamacada SIU Prof. Yahye Ali Ibrahim iyo Xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa oo Marti Sharaf ka Ahaa tartan dhaqameedka