Dibad bax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbaxaan ayaa Ardeyda Jaamacadda waxay Wateen Boorar ay ku Cambaareynayeen Wargeyska Charlie Habdo iyo Taageerayaashiisa, islamarkaana ay ku muujinayeen Muslinimadooda iyo sida mar waliba uga go’an tahay In ay Difaacaan Sharafta Karaamada Nabi Muxamed NNKH, Boorarka waxaa ku Qornaa Afka Faransiiska “ JE SUIS MUSLIM” oo Macnahiisu yahay (Waxaan nahay Muslim)

Banaanbaxaan Waxaa laga Dareemay Gabi Ahaan Magaalada Muqdisho Waxaana Faransiiska Hada Uu walaac Kamuujinayaa Waxa Kaga Sow Socda Muslimiinta Melwaliba ey Joogaan Qalqal Iyo cabsi Dhanwaliba ah Aayaa Sow Wajahday Gabi Ahaan Dadka heer Faransa

Ardaydaan Maanta Banaanbaxa Kadhigtay Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa ey Cabirayeen Dareen Kooda Ku Aadan Sida ey Ugu Xun Yihiin Aflagaadada Low Geestay Nabi Muxamed NNKH Sidaas Iyo Silamid ah Waxaa banaan Baxyo Xowgan ey Ugu Dhacen Wadamo Farabadan Oo islaam ah laguna Sow horjedo Aflagaada ey Ugeesteen Nabi Muxamed NNKH Dowlada Faransiiska Ayaa Hada Wajaheesa Dhibaatooyin Kaga yimaada Dadka Muslimiinta ah

Share on Facebook