Webiga Shabelle oo Fatahaad sameeyay ;.

Wararka laga helayo Tuulooyin Hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in fatahaad uu sameeyay Webiga Shabelle uu saameyn ku yeeshay shacabka degan Tuulooyinkaasi.

Sida dad deegaanka ah ay xaqiijiyeen dad fara badan ayaa guryahoodii uga barabaxaya fatahaadda Webiga Shabelle uu sameeyay.

Hayeeshee weli ma cadda wax khasaara ah ee ka dhashay Fatahaadaasi uu sameeyay Webiga Shabelle.fatahaadsh_7-150x150

Share on Facebook