Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya ayaa
maanta waxaa uu Soomaaliya ku
soo dhaweyay Tababarka
Militariga Yurub oo hadda u soo guuray Soomaaliya si ay
qeyb uga noqdaan
tababarayaasha Ciidamadda
Xooga Dalka Soomaaliya.
Xasan Sh.“Sedexdii sano ee lasoo dhaafay
waxeey Midowga Yurub
Soomaliya ugu soo tabareen
dalka Yugandha 3000 oo ciidan
ah. Midowga Yurub waxeey
Gudaha Soomaaliya ku
tababarayaan Ciidanka Xooga
Dalka Maanta waxaa Muqdisho
ka furmay tababarkii oo hadda
kadib si toos ah loogu bixin
doona gudaha dalka Soomaaliya.
Sanadkaan dhamaadkiisa ayaa
waxaa dhamaan doono
guuritaanka ay halkan u soo
guurayaan dhamaan tababarada
Midowga Yurub.
Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa waxa Uu Carabka Ku Dhuftay In Xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya
iyo Midowga Yurub Uu Yahay mid
wanagsan. Waxeeyna nagala qeyb
qadanaayan dib u dhiska ciidanka
qaran oo matala dhamaan
bulshadda qeybaheeda kala
duwan.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale
sheegay in ciidanka hadda ay
haysato qalab la’aan laakin goor
dhaw laga bixi doono Isagoona Ugu danbeyntii uu Sheegay
Madaxweynaha In Si
kalsooni leh ugu mahad celinayo dadaalka ay wadaan
Midowga Yurub oo ku aadan tabarka ay siinayaan ciidanka
Xooga dalka.




