Ra’iisul Wazaare Saacid Oo Arimaha Jubbooyinka U Xilsaaray Gudi Ka Kooban Labo Gole.

0
511

C/Faarax Saacid Ra’iisul Wasaarha Xukuumada
Federaaliga ah ee Soomaaliya
ayaa maanta wareegto ku soo
saaray gudi ka kooban labada
gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna
tahay 16 xubnood loona
xilsaaray wada-xaajoodka iyo
dib-u heshiisiinta Jubbooyinka Arimaheeda.

Waxay Kaloo Wafdigu si hufan ugu gudbin doonaa madaxda
dhaqanka iyo kuwa gobolka
Jubbada Hoose siyaasadda iyo
talada dawladda federaaliga ah
ee Soomaaliyeed ee ku wajahan
dhismaha dawlad goboleedyada
federaalka Soomaaliya Iyadoona
Dhawaan Lagu Wado In Guddigaan ay u ambo baxaan
magaalada Kismaayo.

Gududoomiyaha Gudigaani
ayaa waxaa ah
wasiir ku-xigeenka Wasaarada
Arrimaha Guddaha mudane
Cabdiguhaad Jaamac Axmed Moxamed (Oday), waxaana ay
kala yihiin xubnahani kala Ah.

1-Xildhibaan, Cabdiweli Sh
Ibraahin Muudey – Xubin
2-Xildhibaan, Xasan Macalin
Maxamuud – Xubin
3-Xildhibaan, Maxamed Iidle
Geeddi (Xerow) – Xubin
4-Xildhibaan, Cabdikaafi Macallin
Xasan – Xubin
5-Xildhibaan, Maxamed Maxamud
Guure – Xubin
6-Xildhibaan, Cabdiraxmaan
Xoosh Jibriil – Xubin
7-Xildhibaan, Cabdullaahi Yuusuf
Xasan (Alankey) – Xubin
8-Xildhibaan, Maxamed Axmed
Kulan – Xubin
9-Xildhibaan, Samaan Maxamed
Sheekh – Xubin
10-Xildhibaan, Cabdiwaaxid
Cabdullaahi Jaamac – Xubin
11-Xildhibaan, Cabdullaahi
Sheekh Ismaaciil – Xubin
12-Xildhibaan, Maxamed
Maxamuud Ibraahin – Xubin
13-Xildhibaan, Cabdiqaadir
Maxamed Aadan – Xubin
14-Xildhibaan, Luuley Cabdi
Aaadan -Xubin
15Mudane Aaden Ibraahim Aw
Xirsi – Xiriiriye.