Sanadguuradii 14’aad ee aas aaka xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed oo maanta loo dabaal degey!

0
519

Maanta ayaa meelo kala duwan looga dabaaldegey sanadguuradii 14aad ee kasoo wareegtey markii xmjs la aas aasey.

Dabaaldega ayaa waxaa kasoo qeyb galey fanaaniin madaxda xisbiga xubnaha xisbiga qaarkood iyo taageerayaal farabadan iyadoo xaflada lagu soo bandhigey heeso iyo qudbado tilmaamaya wax qabadka xisbiga iyo waliba waxa uu higsanayo xisbigu waqtiyada soo socda.

Waxaana goobta laga sheegey in xisbigu tartan u gelayo madaxtinimada soomaaliya uuna sharaxanyahey gud.xisbiga c/nur darman oo la filayo in uu muqdisho soo gaaro.