|

Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Diyaar Garow Ugu Jira 14 Guuradii Ka Soo Wareegatay Aas Aaskii Xisbiga Midnimada.

( Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Warsom.com)

Ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Xafladda Sanad Guuradi 14-aad.
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed  Oo ah Xisbigii Ugu Horeeyay ee  laga Aas Aasa Dalka Soomaaliya 1998 Xiligaasi u Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeed ay Ku Jireen Dagaalo Sukeeye isla Markaana Maatada Iyo Caruurta Soomaaliyeed ay Diris La Noqdeen Dowlad La’aan.

Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Sanadka Markuu Ahaa 2003 Waxa Ay Ku Dhawaaqeen Madaxweyn Isla Markaana Ummada Soomaaliyeed Ka Badbaadiya  Faraha Badan oo Xiligaasi Sababta U ahaayeen Damiir Laawayaashii Damcay inay Iibsadaan Dalka Soomaaliya.

Sida Soomaaliweyn Badankood ay La Socdaa Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed  Waxaa ay Xabsiyada Ka Soo sii Daayeen Shacab Soomaaliyeed Oo Ku Xir Xirnaa Dalka Dibadiisa.

Share on Facebook

Tags:

Leave a Reply

Premium WordPress Themes