Ciidamada Shisheeye Ee Duulaanka Ku Joogo Muqdisho Oo Ku Guuleystay Isku Daygooga Ku Aadanaa Inay Xiraan Suuqa Bakaaraha

0
411

 

بسم الله الرحمن الرحيم

Wararka  Soomaaliya

Ciidamada Shisheeye ee duulaanka ku qaaday dhawaan suuqa bakaaraha ayaa u suurtoobin inay galaan suuqa bakaaraha hasa yeeshee waxay sida roobka oo kale ay madaafiic ugu garaacaan daaraha suuqa bakaaraha waxaana ganacsatada suuqa Bakaaraha Cabsi ay ka muujiyeen Madaafiic had iyo jeeraale Ciidamada Shisheeya ay ku garaacaan Suuqa Bakaaraha waxaana inta badan xirmay ganacsigii suuqa Bakaaraha ciidamada shisheeyana wali waxay ku sii wadaan duqeyn siilada ugu weyn geeska Afrika Suuqa Bakaaraha

Waxyana arintaan saldhig ay u tahay hamiga ciidamada Shisheeye ee ku aadanaa in ay xiraan suuqa Bakaaraha waxaana wali ganacsatada ay ku dhabar adeegayaan hantidooda inay u sii taal Suuqa Bakaaraha

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)