War Deg Deg Ah “Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Camal Istish Haadiya Ku Fuliyay Xarun Ciidamada Shisheeye Ay Ku Leeyihiin Wadada Makka Al Mukarama

0
499

Sida laga soo xiganayo Warbaahinada ku hadla afka xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab waxaa goor dhow ciidamo ka tirsan xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab oo naftood hura yaal ayaa camal istish haadi ah ku fuliyeen xarun ay ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin wadada Makka Al Mukarama

Sidoo kale wararka ayaa waxa uu intaa ku darayaa in gudaha xarunta ka bilowday dagaal fool ka fool ah oo u dhaxeeya Naftood hura yaasha iyo ciidamada shisheeye isla markaana uu ilaa iyo haatan soconaya

 

 

 

Warkaani oo faah faahsan Goor Dhow kala soco Shabakada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

*

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)