Siyaasiyiinta Muqdisho oo Kulankii Hotel Ambassador Ku Tilmaamay Shir Qool Lagu Dilayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Iyo Siyaasiyiinta Taabacsan

0
255

Ka Dib Kulan Xasaasi oo Laga Soo qaban qaabiyey xafiiska Madaxweyne Shariifka TFG-da Isla markaana ay ka qayb galeen Saraakiisha ciidamada TFG-da Gaar Ahaan Ragii Ku Jiray Midowga Maxkmada Ayaa waxaa Kulankaasi Siyaabo kala Duwan Uga Hadlay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Qaarkood

Ilo Ku Dhaw Dhaw`Xafiiska Madaxweynaha ayaa xaqiijiyey In Kulanka uu Ahaa Mid Lagu Doonayaa In Dagaal Qarsoodi ah Lagu qaado Gudoomiyaha baarlamaanka Iyo Cidii taageersan Iyadoo taasina ay Cadaatay ka Dib Markii ay Saxaafadda Muqdisho ay ka War Heli Weysay Qodobada Kulanka Looga Hadlay Iyo waxa Ka Soo baxayba Wallo madaxweyne Shariifka SDoomalaiya uusan Kulanka ka qayb galin

Sidoo kale Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo Uu Ku Jiro C/laahi Shiikh Xasan ayaa Si cad warbaahinbta Ugu cadeeyey In Kulanka Looga Hadlay Sida Ugu Fudud Ee Loo Dili Karo Gudoomiyaha baarlamanaka Iyo Siyaasiyiinta taageersan

In kastoo Hey’addaha kale ee Dowladda Qaarkood Aanan loo Cadeyn Qorsha daahsoon ee Kulanka Ambassador ayaa Hddana waxaana sahlaneyn In la Khaarajiyo Gudoomiyaha baarlamanaka maadaama ay Ammaankiisa Si gaar ah U Sugaan Ciidamada Shisheeye Ee Ku Sugan Muqdisho

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)