Sheekh Maxamed Saciid Atam oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan Maamul Gobaleedka Puntland

0
310

Ciidamo Taabacsan wadaad diimeedka Sh. Maxamed Saciid Atom ayaa la wareegay deegaanka buuraleyda ah ee galgalo ka dib dagaalo culus oo halkaasi uu ka dhax maray ciidamada PIS-ta ee u shaqeeya Mareekanka iyo kuwa Sh. Atom ayadoona halkaasina uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamad Puntland in jab xoogan uu ka soo gaaray dagaalkii ka dhacay Buuraleyda Galgalo waxaa inta la ogyahay ciidamada Puntland ka geeriyootay 15 Askari halka tiro kaloo intaa ka badana ay ka dhaawacmeen taas oo keentay in Sh. Atom oo la wareego Deegaanadii Dagaalada aya ka dhaceen.

Warark aan ka heleyno goobihii lagu dagaalamay ayaa waxay sheegayaan in xaaladu hada ay degantahay halkaasina gacanta ay ku haayaan ciidamo taabacsan Sh. Maxamed Saciid Atom.

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)