Korneel Xildhibaan Bare Aadan Shire Bare Hiiraale Oo ku Xanuunsan Xabsi Gacanta Ay Ku Hayaan Ciidamada Ithopia

0
366

 

Wararka Aan Ka heleyno Doolow Ithopia Ayaa Sheegaya in Muddo 2 Todobaad ah Uu Ku xiran yahay Halkaasi Hogaamiye Kooxeed Bare Hiiraale Oo Ka mid ahaa Shaqsiyaadka U adeega ithopia Islamarkaana Ka Tirsanaa Horjoogayaasha Horkacaya Dagaalada Ka Socda Gobolka Gedo

Warar Aan Ka helnay Xabsiga Uu Ku Jiro Bare Hiiraale Ayaa waxa ay Sheegayaan In Uu Aad U xanuunsanyahay Hiiraale Islamarkaana Dhibaatooyin Farabadan ay U Geesteen Ciida,da Dowlada Ithopia Waxaana Loo diiday Bare Hiiraale In Ay Soo Booqdaan eheladiisa

Qaar Ka Tirsan ehelada Bare Hiiraale ayaa Cambaareeyay Xaraga Cornel Bare Hiiraale Iyagoona Ugu Baaqat TFGda In Arintaasi La Soo Faragaliyi

Mana ahan Markiii Ugu Horeysay Ithopia Rag U dabanacamleynayay Xabsiga Ay Dhigaan Waxaan Dowlada Ithopia Lagu Yaqaanaa In Dadka La Shaqeeyo Ay Disho Ama Ay Xerto Sida Hada Uu Ugu Xeranyahay Bare Hiiraale Oo Kale