Raxmada Ilaahey oo Xalay Lagu Diirsaday Ayaa Waxay Ka Da’day Deegaano Ka Tirsan Walaayada Bay iyo Bakool

0
500

Raxmada Ilaahey oo Xalay Lagu Diirsaday Ayaa Waxay Ka Da’day Deegaano Ka Tirsan Walaayada Bay iyo Bakool

Posted On:

Tuesday 26 April 2011 (Warsom) Mogadishu

Roobab xoogan oo dadka iyo duunyadaba ay ku diirsadeen ayaa xalay ka da’ay deegaano hoos yimaada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool dadka halkaasi ku sugan ayaa u sheegay wakaalada baahinta wararka Soomaaliyeed ee Warsom in xalay lagu diirsaday roobabkii halkaasi ka da’ay isla markaana oon iyo haraad fara badan uu hayay dadka ku sugan deegaanada ee ka koobantahay walaayada Bay iyo Bakool sidoo kale deegaano kale oo ka tirsan Bay ayaa waxaa ka da’ay Roobab ceynkaan oo kale ah ayagoo dadka qaarkiisa oo halkaasi kaga barakacay biyo la’aanta saameysay ayaa waxay bilaabeen in ay dib ugu soo noqdaan deegaanadoodi.

 

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

 

info@warsom.com & HYPERLINK “mailto:webmaster@warsom.com”HYPERLINK “mailto:webmaster@warsom.com”webmaster@warsom.com)