Ciyaar Yahanka Messi oo Balan Qaaday In Real Madrid uu Ka Reebi Doono Finalka Champions League

Ciyaar Yahanka Messi oo Balan Qaaday In Real Madrid uu Ka Reebi Doono Finalka Champions LeaguePosted On:Sunday 24 April 2011 (Warsom.com) Mogadishu

Xiddiga Reer Argentine Iyo Kooxda Kubbadda Cagra ee Barcelona Leon Messi ayaa Balan qaaday In Lugtiisa Ku Reebi Doono Kooxda Rela Madrid

Messi ayaa sidoo Kale Waxa uu Ciyaartii Dhawaan Labada Kooxood Dhex Maray Isla markaan Looga adkaaday kooxdiisa Barca Ku Tilmaamay Mid Nasiib ah Laakiin Tan soo Socoto ayaa Waxa uu Yiro Waan ka Guuleysan Doonaa

” Ciyaartii ay Nooga Adkaadeen Waxa ay ahayd Mid nasiib an Laakiin tan Soo Socota Waxaan uga badin Doonaa Goolal Fara Badan”

Messi oo Ciayaartii Koobka Boqortooyada Spain looga oysiiyey ayaa haatan Ku Han Weyn Guul uu Ka Gaaro Ciyaaraha Champion League

Wararka Soomaaliya (Warsom.com)Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)Mogadishu Office

Mogadishu Somalia

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(info@warsom.com & webmaster@warsom.com)

Share on Facebook